Tariikhda Imaam Tirmidi ilahay ha unaxariste

New Taariikhdii Imaam Tirmidi Bismillaah! Magaciisa iyo Nasabkiisa Abuu Ciise Maxamed bin Ciisa bin Sowrah bin Muuse  bin Dhaxaak Asulami Atirmidi. Wuxuu dhashay casrigii dahabiga ahaa qarnigii sadexaad ee hijriga waa xiligii inta badan la qoray sunada Rasuulka (sallalaahu calayhi wasallam). Sidoo kale waa xiligii ay soo shaac baxday qorista kutubta loo yaqaano (كتب الصحاح )Kutubtaasoo... Continue Reading →

Taariikh nolaleedkii Imaam Nisaa’i

Taariikh nolaleedkii Imaam Nisaa’i Abtirkiisa iyo Barbaarintisii Magaciisa dhamaystiran waa  Abuu C/Raxmaan Axmad Ibnu Shuceyb Ibni Cali  Ibni Sanaan Ibni Baxar ee Reer Khurasaan kana sii ahaa Rer Nisaa’i . Sanaan waa Balad ka tirsan Dhulka loo yaqaan Khurasaan oo hadda kamid ah wadanka loo yaqaan Iraan. Imaamu Nisaai waxaa la dhalay Taariikhdu markii ay aheyd 215 Hijriyada... Continue Reading →

Tarikhda imam muslim oo kooban 

Magaciisa & Nasabkiisa Abul Xusayn  Muslim ibnu Al-xajjaaj  Al-qushayri  Al-nisaabuuri , waxuu ku dhashay magaalada Nisaabuur, oo ku taal waqooyiga bari ee dalka Iran. Aabihii waa Xajjaaj Bin Muslim Al-Qushayri, waxuu ku barbaaray guri cilmi iyo taqwo u saaxiib ah. Waxuu barashada cilmiga bilaabay isagoo yar, maadaama aabihii ahaa nin cilmi lehna waxay taasi u... Continue Reading →

Tarikhda imam Imaam Bukhaari ilahay ha unaxariiste

Magaciisa iyo Meeshuu ku Dhashay. Abuu Cabdullahi  Muxammed ibn Ismacil ibnu Ibraahiim ibnu Muqhiira ibnu Bardizba Al Jacfi Al bukhaari. Aabihii Ismaaciil ibnu Ibraahim sida uu Ibnu Xibaan ku qoray Kitaabkiisa ”A-Thiqaat”, waxuu yidhi  ”Bukhaari aabihii waxuu axaadiista ka weriyaa Xamaad ibn Zeyd iyo Imaam maalik, isagana  Ciraaqiyiin ayaa kasii weriya.” Waxuu ku dhashay meesha... Continue Reading →

Taarikhda Imaam Abuu Daa’wuud ilahay ha unaxariste

Taariikh nololeedkii Imaam Abuu Daa’wuud (Raximahullah)    Nasabkiisa & Dhalashadiisa Magaciisu waa Abuu Daa’wuud  bin Suleymaan Bin Al ashcath Asssajistaani . Waxuu kamid yahay ragii xadiithka xifidsanaa  Imaamku waxuu ku dhashay magaalada Sajistaan ,sanadku markuu ahaa 202 Hijriyada.  Barashadiisii cilmiga Abuu Daa’wuud Waxuu ku soo koray isagoo cilmigu uu yahay hamigiisa. Sidoo kale waxuu aad... Continue Reading →

Tarikhda imam Ibnu Maajah ilahay haka rali ahade

 Magaciisa iyo Dhalashadiisa Imaamka magaciisa waxaa la yidhaahdaa  Abuu Cabdullaahi Maxamed Ibnu Yaziid al-Qazwiini . Wuxuu ku dhashay magaalada Qazwiin oo ku dhaw magaaladii loo yaqaaanay Rayy oo hada layidhaa(Tehran) ee dalka Iran. Imaamku wuxuu dhashay 20kii Ramadan 209Hijriyada. Cilmi raadiskiisii Imaamku wuxuu barashadiisa cilmiga bilaabay isagoo aad u yar, wuxuuna aad u laazimay oo uu la... Continue Reading →

Blog at WordPress.com.

Up ↑