Soojireennimada Eebbe waqti ma aha

Soojireennimada Eebbe waqti ma aha Eebbe kor ahaayee, wuxuu jiray waqtiga iyo meesha ka hor, iyo gudcurka iyo ilayska ka hor, kolka asigu kor ahaayee ka mid ma aha caalamka cufan sida dhulka iyo dhagaxa iyo xiddigaha iyo dhirta iyo dadka, mana aha caalamka fudud sida ilayska iyo ruuxa iyo hawada iyo jinniga iyo malaa'ikta... Continue Reading →

Gaaleysiinta muslimiinta Nabigooda ku amaana burdaha .

Beytka eey wahaabiyada ku gaaleeysiiyaan muslimiinta Nabigooda ku ammaana burdaha waa beytakaan ....iyagoon fahmin macnaha beytkaan. Micnuhu wa sidaan ee nala arka ..... ‎يا اكرم الخلق مالي من ألوذ به ##### سواك عند الحلول حادث العمم Beydkaas   waa qeybtii saa hore ..يا اكرم الخلق مالي من ألوذ سواك. به waana Sidan "Kii ugu karaama Iyo... Continue Reading →

Maxay yihiin kooxaha Quraaniyiintu?

Magaca Ilaahaybaan ku bilaabaynaa Allahaas oo naxariista naxarii guud iyo mid gaar ahba, waxa Mahaduna u sugnaatay Ilaahay (S.W.T), sidoo kale waxaan ku sallinaynaa oon Ilaahay u waydiinaynaa inuu Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa yeelo Xabiibka Muxamed isaga, ehelkiisii, saxaabadiisii iyo dhamaan muslimiinta raacday jidkiisii. Assalamacalaykum wa raxmatullahi wa barakaatuhu. Walaalayaal inta aad nooshahay marwalba waxaad... Continue Reading →

Blog at WordPress.com.

Up ↑