Ma ogtahay in guryaha dhaadheer ee ka agtaagan Kacbadu inay kamid yihiin calaamadaha saacada

Ma ogtahay in guryaha dhaadheer ee ka agtaagan Kacbadu inay kamid yihiin calaamadaha saacada Qayaame, sidoo kale kanaalada dhaadheer ee kaqodon buurta Makkah ayaguna ay kamid yihiin calaamadaha saacada Qayaame. Dhanka kale dhuumaha dhaadheer ee soo qaada biyaha Zamzamka ama kuwa qaboojiya ayaguna waxay kamid yihiin calaamadaha saacada Qayaame. Wuxuu ibnu Abi Shaybah kusoo saaray... Continue Reading →

Mucjisada Birta Xadiida ee Quraanka.

Icjaaska Birta Xadiida ee Quraanka. Suurad ka mid ah suuradaha Quraanka magaceedu waa Suura Al-xadiid, waana suurada 57 aad ee Quraanka Kariimka. Waxaana la yaab leh in ay tahay suurada kaliya ee leh magaca cunsur macdaneed. Sidaan ognahay Quraanka macdano badan ayaa kusoo arooray sida Dahabka, Qalinka, Sbarjadka iwm. Balse Su’aashu waxa weeye Maxaa Suurad dhan oo... Continue Reading →

Mucjisada quranka Koonku wuu fidaa [Expanding Universe]

Magaca Allah ayaan ku bilaabaynaa, mahaduna waxay usuganatahy Allah (S.W.T) waxaan kaloo ku sallinaynaa Nabigeena Muxamed (N.N.K.H). Hadda kahor waxaynu sharraxnay mucjisooyinka sayniska ah ee lagu xusay Quraanka iyo Sunnada Nabiga (N.N.K.H). Kumanaankun oo sano ayey culumada Astronomer (cir bixiyeenadu) ay ku hawlanaayeen inay ka jawaabaan su’aalaha asalka u ah Koonka iyo meesha uu kayimid? miyuu... Continue Reading →

Cilmiga Nafsiga ee kusoo arooray suurada Maryam

Bismilah, walaalayaal Quraanka Kariimka ah lama koobi karo xikmada ku gudo jirta, hase yeeshee mid midka Ilaahay inoo bidhaamiyey ayaan wax ka qaadanaynaa. Walaalayaal, bal aynu wax ka barano xikmadan  rabaniga ah ee kusoo arortay Surada sagaal iyo tobnaad ee suratu Maryam. Walaalayaal, suuradan waxyaalaha ay ka warranto waxa kamid ah qisadii dhalashadii nabigii Ilaahay... Continue Reading →

Blog at WordPress.com.

Up ↑