Ducada ilmaha yar ee Xanuusanaya loogu duceeyo

Hordhac: Rasuulkii Ilaahay (scw) wuxuu ina baray ducooyin badan oo aynu ugu ducayno cidii inaga xanuusata, ilmaha yar ee xanuustayna wuxuu lamid yahay dadka waayeelka ah ee ayaguna xanuusta, waxaana ilmahaas loogu duceynayaa ducooyinkii Rasuulkii Ilaahay uu ina baray. Ducada 1 aad: Akhrinta suuratu Alfaatixa. Waxa laga wariyey Abusaciid Alkhudriyy (RC) inuu nabigu (SCW) ku... Continue Reading →

Ducada Walidka logu duceyo

Ilaahay (swt) ayaa u dardaarmay insaanka inay waalidkood kula dhaqmaan wanaag iyo khayr, xitaa hadii ay yihiin waalid gaal ah, sababtoo ah waalidka xuquuqdiisu aadbay u wayntahay, lamana soo gudi karo. Xuquuqda waalidku leeyahay waxa kamid ah in loo duceeyo noloshooda iyo dhimashadoodaba. وَاخْفِضْ لَهُمَا جَنَاحَ الذُّلِّ مِنَ الرَّحْمَةِ وَقُل رَّبِّ ارْحَمْهُمَا كَمَا رَبَّيَانِي صَغِيرًا ﴿٢٤﴾... Continue Reading →

​Ducooyinka Salaada kadib.

Ducooyinka Salaada kadib. {أستغفر الله ” ثلاثاً ..” اللهم أنت السلام ، ومنك السلام ، تباركت يا ذا الجلال والإكرام} Astaqfirullah, “thalaathan” Allahumma anta assalaaam, wa minka assalaam, tabaarakta yaa dal jalaali wal’ikraam. (1) Rabbi ayaan danbi dhaaf waydiisanayaa. لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ... Continue Reading →

Blog at WordPress.com.

Up ↑