Su’aalo ku saabsan sakaatul fidriga

Waa maxay Sakada Fidridu? Sakada Fidridu waa mid kamid ah Sakooyinka ku waajibka ah ruuxkastoo Muslima oo haysta wax ka badan cuntada Malinta iyo Habeenka Ciidufidrida, waxaana la bixiyaa Salaada Ciidulfidriga kahor. Waa Maxay xukunka Sakada Fidridu? Xukunka Sakada Fidridu waa ku waajib qofkasta oo Muslima oo haysta cunto ka badan Isaga iyo Caruurtiisa maalinta... Continue Reading →

Dhiga sanka ka yimid ama nabar, soonka ma jabinayaa?

Su’aal:  Haduu qofku soomanyahay oo uu dakhramo kadibna dhiig ka yimaado soonku miyuu jabayaa? Jawaab: Wax dhib ah malaha Dhiiga ku yimaada nabar ama dakhar yar oo soo gaadhay qofka sooman, marka laga reebo Istoobista. Wuxuu dhahay Shiikh ibnu baaz (A.H.U): لا يضره نزول الدم، إلا الحجامة إذا احتجم فالصحيح أنه يفطر بالحجامة وفيها خلاف بين... Continue Reading →

Anigoo soman ma qubaysan kara ama ma dabalan karaa?

 Ta koowaad: Dabaasha waxaan u kala qaadaynaa laba qeybood; qeyb waxa weeye hadii aad dabaalanayso oo aan biyuhu gaadhaynin calooshaada ama aanad biyo  liqaynin oo aad garanayso dabaasha, wax dhib ah malaha inaad dabaalato waxyna qaadanaysaa xukunka qubeyska ee bisha Ramadaan. Ruuxa soomanina inuu qubaysto wax dhib ah malaha, waxayna culumadu u daliishadaa xadiiska uu warinayo Bukhaari (1825 )... Continue Reading →

HADAANAN SOOMANAYNIN MAXAA ILA GUDBOON?

Gabadha Muslimada ah wuxuu Alle ku qoray dusheeda in bishiiba mar  ay u dhaafto cibaadooyinkey la iman  jirtay cudur daar sharci ah dartii Waana  inay ku raali noqotaa  waayo maaha waxaad adigu gacanta ku haysid ood badali karto, sidoo kale maaha wax kaa reebaya  guud ahaan acmaashii saalixa ahayd ee aad la imaan jirtay  waa... Continue Reading →

MAXAAN U CUSBOONAYSIINAYNAA TOWBADA RAMADAANKA KA HOR?

Hadaan su,aashaa jawaabteeda  eegno waxaa weeye maxaa yeelay  asall ahaanba  Muminku mar walba  iyo goor walba waa mid  towbada Rabigiis jadiidiya kuna dadaala  isagoo ku dayanaya Suubahana salawaatu laahi calayhi wasalam, wuxuu ahaa mid   maalintii 100 jeer ka badan Rabigii danbi dhaaf waydiista, Ramadanka ka horna Towbadu muhiimad dheeriya ayay leedahay maxaa yeelay towbadu... Continue Reading →

Blog at WordPress.com.

Up ↑