Su’aalo ku saabsan sakaatul fidriga

Waa maxay Sakada Fidridu? Sakada Fidridu waa mid kamid ah Sakooyinka ku waajibka ah ruuxkastoo Muslima oo haysta wax ka badan cuntada Malinta iyo Habeenka Ciidufidrida, waxaana la bixiyaa Salaada Ciidulfidriga kahor. Waa Maxay xukunka Sakada Fidridu? Xukunka Sakada Fidridu waa ku waajib qofkasta oo Muslima oo haysta cunto ka badan Isaga iyo Caruurtiisa maalinta... Continue Reading →

Side u khatimi karnaa Quranka bisha barakaysan ee Ramadaan?

Ugu horeyn: waxa muhiima in la ogaado Quraanka qiimaha uu leeyahay, waa hadalkii Ilaahay waana waxyigii Ilaahay kusoo dajiyey qaliga rasuulkii Ilaahay ee Muxamed (scw). Quraanku Kariimka wuxuu sharaf u yahay nabiga Muxamed (scw) iyo umadiisaba, sida Ilaahay quraankiisa ku tilmaamay: وَإِنَّهُ لَذِكْرٌ لَّكَ وَلِقَوْمِكَ ۖ وَسَوْفَ تُسْأَلُونَ (44) Isaga (Quraanku) waa sharaftaada iyo sharafta... Continue Reading →

Blog at WordPress.com.

Up ↑