Ma rabtaa Danbi dhaaf iyo in ducada lagaa aqbalo?

Ibnu Aadamku goob kasta oo uu joogo iyo goor walba waxa ka dhaca qaladaad, danbiyo, gafaf, macaasi, dhaga adayg, inay ka gaabiyaan amarka Ilaahay iyo amarada Rasuulka Ilaahay (scw). Ayadoo taasi ay jirto ayaa Rabbiga naxariista naxariista wayni, wuxuu furay albaabada toobad keentka, illamaa qayaamuhu ka dhacayo ama qofku uu ka dhimanyo. Taas oo macnaheedu... Continue Reading →

Blog at WordPress.com.

Up ↑