Salaada oo ciyaarta iyo dhaqdhaqaqa lagu badiyo

 CIYAARTA IYO DHAQAAQA OO SALADA LAGU BADIYO 

taasi waa aafo aysan  ka nabadgelin dad tiro badan oo tukanaya waayo ma fulinayaan amarki ilaahay yiri oo ahaa )ilaahay u istaaga idinka oo khushuucsan  ) mana fahmayaan hadalkuu ilaahay yiri oo ahaa ) waxaa libaanay mu,miniinta salaadooda ku khushuuca  ) nabigana s.c.w markii la weeydiiyaya qof sujuudaya ooo carada gacanta ku simaya waxuu yiri  ) ha masaxin carada adigoo tukanaya , hadii lama huraan noqoto in aat sameyso hal mar quruuraxa sin, waxaa wariyay abuu da,uud 1/581

culimadu waxeey sheegeen in dhaqdhaqaaqa badan oo isku xiga oo dan la,aanta ah salaada ku bureeyso , hadaba sidee noqonayaan kuwa ku ciyaaraya  saladooda iyagoo ilaahay hortaagan , qaarkood saacadooda ayeey eegayaan ama maradooda ayey toosinayaan ama sanka ayeey farta iska galinayaan ama midig iyo bidix  ayey eegayaan oo eeysan ka baqeeynin in aragooda la  dafo ama sheeydaanku salaadooda xado waa arin khatar ah waa in la iska ilaaliyaa oo aad looga taxadaro insha allah

ILAAHAY HA INAGA YEELO KUWa SALAADOODA XAFIDA KUNA  khushuuca RABINA KA AQBALO

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

Up ↑

%d bloggers like this: